DHAGEYSO:-Puntland oo Soo Bandhigtay Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Dhimashada Taliyihii Taleex

0

Taliska ciidanka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhaca furimaha dagaalka iyo dhacdo ay ku dhinteen saraakiil katirsan Soomaaliland kuwa kalena ku dhaawacmeen oo kutaal inta u dhexaysa Tukaraq iyo Taleex.