DHAGEYSO:-Maamulka puntland oo war ka soo saaray lacagta ay samaynayso dowladda dhexe ee soomaaliya

0

Gudoomiye ku xigeenka Bank dawlada Puntland Mudane Maxamed Siciid Hogaama laroor horayna u ahaa duqii degmada Qardho ee gobolka Kar-kaar ayaa faah faahin ka bixiyey habka uu u shaqeeyo Bank dawladda Puntland.

Maxamed Siciid ayaa sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday Habka ay uga hortaagaan markii Sicir Barar uu yimaado Bandka dawlada Puntland isagoo faah faahin ka bixiyey lacagta uu soo saaro Banka dawlada Puntland.