DHAGEYSO:-Dhibaato wali ka taagan arimaha xajka & shacab ku xaniban muqdisho

0

Waxaa weli ku xayiran gudaha magaalada Muqdisho boqolaal Xujey Soomaali ah oo doonaya in sanadkan ay soo gutaan Acmaasha Xajka.

Dadkan oo ka kala yimid gobollada dalka ayaa la sheegay in weli aan loo qaban wax shaqo ah, iyadoona ay sabab u tahay khilaafka ka jira arrimaha Duulimaadka.

Muran xoogan ayaa lagu soo warramayaa in in uu ka dhex jiro shirkadaha ka shaqeeya Duulimaadka, gaar ahaan diyaaradaha sanadkan Xujeyda u qaadaya dalka Sacuudiga