DHAGEYSO:- Barlamaanka Puntland oo ka hadlay Tahribayaasha

0

Xilidhibaanada Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta Kalfadhigoodi caadiga ahaa Su’aalo ku waydiyeey Wasiirka Amniga Puntland ,iyago wax ka waydiyeey Xaaladda Amni ee Puntland iyo sugida Amniga Xuduudaha Puntland.