DHAGEYSO:-Madaxweyne cabdi maxamuud “goob shidaal laga helay buu shaqsi iska haystaa”

0

Waxaa jira ceelal shidaal ah oo aysan wax war ah ka hayin Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, sida uu sheegay madaxweynaha Cabdi Maxamuud Cumar.

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa ku eedeeyay Shirkada SouthWest Energy ee mulkiilaha iyo madaxa u yahay nin Tigree ah oo magiciisa la yidhaahdo Tewofros Ashenafi.