WAR DEG DEG AH :- Cabdikareem Qalbi dhagax oo la sii dayaay

0

Wararka deg deg ah ee ka imaanaya Dalka Itoobiya gaar ahaan Magaaladda Addis abaaba ayaa sheegaya in lasii dayaay Cabdikarem qalbi dhagax oo horey dowladda Somaaliya ugu Gacan galisay Dowladda Itoobiya.

Cabdikareem Qalbi dhagax ayaa lagu wareejiyaay Eheladiisa waxaana sidaas u sheegay Idaacada BBC mid kamid ah eehaladda Muwaadinkas Mudada ku xirnaa Dalka Itoobiya .

Dowladda Somaaliya ayaa horey Cabdikareem Qalbi dhagax ugu wareejisay Dowladda Itoobiya ,iyado Dad baddan oo Somaliyeed ka caroodeen Xariga Cabdikareem Qalbi dhagax.

Wixii kusoo kordha Allgalgaduud.com kalasoco