DHAGEYSO:- Shirkii Xeerka Isgaarsinta Somaaliya oo Garoowe lagu soo Gabagabeyay

0

Shirkii xeerka isgaarsiinta Soomaaliya oo Garoowe kusoo xirmay iyo qoddobo laga soo saaray .

Kulankaan saddexda maalmood ee uu socday waxaa goob joog ka ahaa Wasiiradda Isgaarsiinta Maamul-goboleedyada dalka iyo Garyaqaanka guud ee qaranka .

Shalay oo lagu wadday in lasoo gaba gabeeyo shirka ayaa waxaa dib u dhaca ku keenay qoddobada laga dooday qaarkood oo is maan dhaaf keenay .