DHAGEYSO:- Shacabka Bosaso oo ku baaqay in la xoojiyo Wax soo saarka dalka

0

Qaar kamid ah shacabka Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso oo warbaahinta la hadlayaay ayaa ku baaqay in lagu dadaalo sidii dalka wax looga soo saaran lahaa maadama khayraad farabaddan dalka uu ka buuxo loona baahanyahay dhalinyarada Door bidaysa tahriibka inay ku dadaalan inay dalkooda wax kasoo saartaan.