DHAGEYSO:- Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Madaxda Xisbiyadda KMG

0

Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda xisbiyada KMg ee dalka.

kulanka ayaa diirada lagu saaray arimo ay kamidyihiin wadashaqeynta labada dhinac,iyo kor u qaadista tayada xisbiyada iyo Awoodooda hogaamineed.

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa bannaan xaliimo ismaaciil xaliimo yarey ayaa kulanka kadib sheegtay in xisbiyada sida KMg loo diwaangaliyey ay ku dadaalaan sidii ay ugu gudbi lahaayeen Axzaab rasmi ah iyo inay aragti kuyeeshaan sharciga doorashooyinka oo hadda diyaarintiisa ay socoto.