DHAGEYSO:- Barlamanka Puntland oo si kulul uga hadlay Tahriibayasha Itoobiyaanka ee PL Galaya

0

Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa meelmariyey Ajendaha ay ka wada hadli doonaan 45 maalmood ee nagu soo aadan, waxaana qodobada ka dhex muuqda kuwa ku aadan dhanka Ammaanka, gaar ahaana in loo yeero Madaxweynaha Puntland.

Ajandaha Rasmiga ah ee Golaha wakiilada Puntland uga doodayaan kal-fadhigooda 41aad ayaa lagu ansixiyey qodobadaan.

1.Furitaanka Kal-fadhiga 42-aad

2.Ansixinta Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 41-aad

3.Warbixinta Guddiga Joogta ah

4.Warbixinta Guddiga Golaha Wakiilada PL.

5.Amniga, Difaaca Dalka Puntland iyo Xog Waraysiga Madaxweynaha Puntland

6.Xaalada Qulqulka Tahriibayaasha(Dhaqangalinta Xeerka Tahriibta)

7.Habka Shaqaalayta Shaqaalaha Rayidka ah.

8.Hab raaca loo maro iibinta Hantida ma guurta ah

9.Mashruuca wadada Garoowe iyo Gaalkacyo

10.Ansixinta Xeerarka Guddiga Joogta ah si ku meel gaar ah u sii ansixiyey.

11.Xisaab Xirka Miisaaniyada 2017-ka