DHAGEYSO:- Cabudwaaq oo lagu qabtay Banaanbax lagu tageerayo Canshuuraha

0

Masuuliyiin katirsan Maamulka degmada Caabudwaaq iyo Wasiiro Galmudug ayaa ka qayb galay Banaanbax lagu taageerayay Barnaamijka Taakulo oo ah Cashuur qaadis.

Qaar kamid Madaxdii ka qayb gashay ayaa shacabka ugu baaqay inay ka shaqeyaan Hormarka degmadda isla markaana bixiyaan canshuuraha si degmadda Hormar la talaabsan karro u gaadho.