Akhriso:-Shirkadda Dahabshiil oo Beenisey Eedayn Loo Jeediyey Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Lacago La Sheegay inuu La Baxay

0

Shirkadda Dahabshiil ayaa guud ahaanba beenisey eedayn uu xisaabiyihii hore ee wasaaradda maaliyadda Puntland shalay u jeediyey wasiirka maaliyadda Puntland isagoo adeegsanaya number xisaabeed la sheegay inay leedahay shirkadda DAHABSHIIL.

Shirkadda ayaa waxay sheegtay in uusan gabi ahaanba ka furneyn Number Xisaabaadkii shalay la baahiyey, waxayna gabi ahaanba cadeysay in aysan laheyn Dhaqdhaqaaq Xisaabeedka la daabcay oo ay ka muuqatay Ilbaxnimo xumo baahsan