Akhriso:-Puntland oo xiriirka u jartay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dowladda Soomaaliya

0

Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hor yimid dhismaha Guddiga Qaran ee Isgaarsiinta kaasoo uu bishii hore magacaabay wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya.