War Murtiyeed ka soo baxay shirkii 2 aad ee Aqoonyahanka Gobolka Sanaag.

0

Waxa magaalada Badhan lagu soo geba-gebeeyey shirweynihii 2 aad ee Aqoonyahanka Gobolka Sanaag oo socday Mudo 4 Cisha ah (18-21/2018).

Shirkan oo ay qabato Jamciyadda Horumarinta ee Salaam (SADSO) iyadoo la kaashanaysa madasha Aqoonyahanka gobolka ayaa wax laga soo saaray War murtiyeed ka kooban 4 bog oo ka hadlaya arimaha Horumarka Gobolka sida:-

1- Biyaha iyo Bilcda magaalooyinka,

2- Ganacsiga iyo Horumarinta kaabayaasha Dhaqaalaha.

3- Abaabulka, Wacyigelinta Bulshada iyo Horumarinta warbaahinta,

waxana ka qayb galay aqoonyan tiradoodu gaadahyso 43 xubnood iyo marti sharf kale.

Shirkani waa madal Sannad le ah oo aalaaba la qabto xiliga Xagaaga ah, waxan ujeedediisu tahay in aqoonyahnku kaga arinsadaan arimaha Gobolka Sanaag dhanka Horumarka, Arimah Bulshada, Dhaqaalaha, siyaasad. …. IWM

Hoos ka akhri war murtiyeedkii oo dhameystiran.