DHAGEYSO:- Madaxweyne ku xigeenkii Hore ee Maamulka Gobalada dhexe oo Khilafka Galmudug ka hadlay

0

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maamulkii Gobalada dhexe Xasan Maxmauud Warsame oo Cabudwaaq shir jaraa’id ku qabtay ayaa ka hadlay khilaafka xoogaystay ee u dhaxeeya Maamulka Galmudug.

Wuxuu sheegay in arrintaas ay tahay mid nasiib darro ah isagoo sheegay in uu ka xunyahay in Galmudug mar labaad Mugdi gasho ,wuxuuna ku taliyaay in khilaafka lasoo afjaro.