DHAGEYSO:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin Kasoo Saaray Muuqaalada Alshabaab Ay Soo duubay Xiliga Dilalka Ay Geestaan

0

Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdulaahi Tuulax Ayaa Waxaa uu Ka Hadlay Muuqaal Vedio Ee Alshabaab Ay Sooduubaan Marka Ay Dilalka Geestaan.

Muuqaalkii Ugu Danbeeyay Ee Alshabaab Ay Soobandhigeen Alshabab Inta Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan Waxaa uu ku tilmaamay Mid Aan Bishaasi oo Kaliya Dilalka Ku Jira Muuqaalkan Aysan Dhicin Balse Dilay 4 Bil Ka Hor Ah Ay Ku jiraan