DHAGEYSO:- Maamulka Gobalka Banaadir oo ka hadlay Amniga Muqdisho

0

Maamulka Gobolka banadir ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in intii lagu guda jiray bishii ramadaan laga hortagay Qaraxyo ka dhaca Magaalada Muqdisho .

Gudomiye kuxigeenka Amniga gobolka banaadir ayaa dadaalkaasi ku amaanay Ciidamada Howlgalka ay ka sameeyeen muqdisho