DHAGEYSO:- Khudbadda RW khayre uu kajeediyaay Munaasabada Maamulka Hawadda lagu dhamaystirayaay

0

Raisalwasaaraha xukuumada federaalka ee somali ayaa maanta ka qeybgalay munaasad lagu dhameystirayey maamulka hawada somalia.

Munaasabadda oo lagu qabtay Muqdisho waxaa ka qeyb galay wasiirro, Xildhibaanno, Guddiga labada aqal ee Gaaadiidka iyo Duulista hawada, gudoomiyaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, aqoonyahanno iyo masuulyiin kale, iyada oo dhamaan masuuliyiintii ka hadashay ay ku ammaaneen xukuumadda sida ay dadaalka ballaaran ay u gelisay soo wareejinta hawada Soomaaliya oo ganacta dawladda ka maqneed waqti dheer.