DHAGEYSO:-Ciidanka Puntland oo Gudaha u Galay Laascaanood iyo Tirada Khasaaraha

0

Saraakiisha dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka dowladda Puntland cutubyo katirsan ay gudaha u galeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayna weerar ku qaadeen saddex kamid ah saldhigyada ciidamada Soomaalilabd.

Hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha gobolka sool