DHAGEYSO:- Arragtida shacabka Puntland iyo Khudbadi shalay ee Madaxweyne Gaas

0

Shacabka ku dhaqan Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay khudbad xasaasi ah oo uu Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ka horjeediyaay Mudanaayasha Barlamaanka Puntland.