DHAGEYSO:- Xildhibaano ka horyimid Heshiiskii Itoobiya iyo DFS

0

Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnaa dhaliilo ku aadan heshiiskii 16-kii Bishaan ay Muqdisho ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya,kaas oo qeyb ka ahaa in 4 dekadood ay maalgashato dowladda Itoobiya.

Xildhibaanada ka digaya in an la siyaasadeen heshiiskaas waxaa ka mid ah Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya,kadib markii Siyaasiyiin iyo xildhibaano ay heshiiskaas si kulul uga hadleen.