DHAGEYSO:- Odayaasha lascanood ” U Dul qaadan Mayno dhibaataynta Shacabka ”

0

Odayaasha dhaqanka ee magaaladaas waxay daaha kaga rogeen in aan loo dulqaadan doonin ciidamo iyo shaqsiyaad taageersan maamulka Soomaaliland oo doonaya in ay xoog ku joogaan magaaladas.

Waxay shegeen in aysan Marnaba Raali kanoqon doonin in shacab Arragtidooda cabiraya la jirdilo,la xiro sido kalena loo hanjabo.