DHAGEYSO:-Madaxweyne farmaajo”Diyaar ayaan u nahay in aan la hadalno mucaaradka naga soo horjeeda”

0

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay Wada-hadal ay la gasho Mucaaradka.

Madaxweynaha Sooamaliya Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisa ay wali diyaar u tahay wada-hadal ay la gasho Mucaaradka.

Waxa uu sheegay in mudadii ay dowladda jirtay ay la kulantay Caqabado badan, mucaaradka-na ay yeesheen shirar badan oo loogu hadlay waxyaabo lidi ku ah dowladnimadda Soomaaliya.