DHAGEYSO:-Colaada Somaliland iyo Puntland Udhaxeyse oo ka dhalatay dhacdo xanuun badan

0

Khilaafka dhaliyay dagaalo xoogan kadhaca degaanka Tukaraq oo isku heystaan maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa sababay dhacdo aad u xanuun badan oo hadal heyn kadhalisay degaanada Somaliland.

Dhacdadaan ayaa noqotay mida ugu hadal heynta badan degaanada somaliland siweyn u hadal hayaan warbaahinta qeybaheeda kala duwan ayadoo ka hadleyn siyaasihiinta ugu waa weyn soomaaliland.