DAAWO:- Khilaaf kadhex qarxay Ciidanka Somaliland ee Tukaraq ku sugan

0

Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuu khilaaf ka dhex aloosmay ciidamada Soomaaliland ee ku sugnaa gobolka Sool, islamarkaana ay cutubyo katirsan ciidankeedu ka bexeen gobolka, waxaana ay dowladdu ay shacabka Sool ka raali gelisey inay ka maqnayd 11 sano.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Corneal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa sheegay in Somaliland ay hadda nafla caari kujirto islamarkaana ay cagta ladhacayso dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal

Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuu khilaaf ka dhex aloosmay ciidamada Soomaaliland ee ku sugnaa gobolka Sool, islamarkaana ay cutubyo katirsan ciidankeedu ka bexeen gobolka, waxaana ay dowladdu ay shacabka Sool ka raali gelisey inay ka maqnayd 11 sano.

Slået op af Radio Garowe 89.5 FM i 19. juni 2018