DHAGEYSO:- Mowliid Xuseen Guhaad “Gudoomiyaha Aqalka Sare waxaa loo diiday in uu galo Garoonka Aden Cade”.

0

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare Mowliid Xuseen Guhaad ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay u sheegeen in ay yihiin masuuliyiinta Golaha Aqalka Sare,isla markaana ay doonayaan in ay galaan Gudaha Garonka balse ay u diideen.

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in halkaasi ay ku xayirnaayeen mudo 50 Daqiiqo ah oo hal saac ku dhow,hayeeshee AMISOM uu sheegay in maanta falka ay ku kacday aysan aheyn mid loo dul qaadan karo,isaga oo Xubnaha Aqalka Sare ugu baaqay in ay jawaab cad ka bixiyaan.

HOOS KA DHAGEYSO