DHAGEYSO:- Masuuliyin Maamulka khaatumo katirsana oo Buhoodle tagay

0

wafdi uu hogaminayo lataliyihii hore ee dhinaca siyaasadda Ra’iisul Wasaarihi Hore Cumar Cabdirashiid iyo Madaxwaynihii hore khaatumo maxamed yusuf jamac ayaa gaaray magaalada Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn halkas oo si weyn logu so dhaweyey

Hoos kadhagayso Warbixin

Khatumo