DHAGEYSO:-Madaxweynihii Khaatumo iyo saraakiil kale oo gaadhey Buuhoodle Kuna dhawaaqay war culus

0

Madaxweynihii hore ee Khaatumo, wasiiro, xildhibaano hore iyo saraakiil kale ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn halkaasi oo ay kaga dhawaaqeen ujeedka socdaalkooda iyo arrimo kale.

Hoos ka dhageyso codka