DHAGEYSO:- Issimadda Somaliland ” Somaliland Dagalkay Waddo Waa Xaq darro”

0

Suldaan Cabdigahayr Muxumad jaamac oo kamid ah isiimadda Somaliland garayna Garoowe maalmo kahor ayaa ku tilmaamay dulaanka Somaliland mid xaqdarra ah ,isago sheegay in somaliland ay doonayso dhul aysan lahayn.

Suldaanka ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka inay isha ku hayso waxa kasocda Tukaraq isago sheegay in Maamulka Somaliland uu doonayo Dhul usan Xaq u lahayn.

dhaqanka Somaliland