DHAGEYSO:- Haweenka Puntland oo si kulul u karbaashay Somaliland

0

Guddoomiyaha Ururka ahweenka 9 gobal ee Puntland khadro warsame iyo qaar kamid ah haweenka Garoowe oo Garoowe warbaahinta kula hadlays ayaa ka hadlay dhibaatada lagu hayo shacabka laascanood ,gaar ahaan haweenka.

Waxay sheegtay in marnba lo dulqaadan doniin dhibaataynta lagu hayo haweenka magaalafdda lascanood,iyago sheegay in muqur iyo maalba ay ku tageerayaan shacabka lascaanood.

Haweenka PL