DHAGEYSO:-Buubaa “Micno Weyn Ayuu Ku Fadhiyaa Heshiiska Soomaaliya Iyo Itoobiya”

0

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Ismaaciil Hurrre Buubaa ayaa wuxuu kaga hadlay heshiiskii dhowaan ay magaalada Muqdisho ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.

Buubaa wuxuu sheegay in heshiiskaasi uu yahay mid micno weyn ku fadhiya, islamarkaana heshiiska dekadaha yahay mid isbedallo ka hirgelin kara guud ahaan dhulka Soomaalida.