DHAGEYSO:-Beesha Caalamka & dowladda oo quus ka istaagtay Xiisada soomaaliland & puntland iyo galmudug oo laga qeylo dhaamiyay

0

Boqor Iimaan oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka Mudug ee maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay Maamulada Puntland iyo Somaliland iney nabada qaataan,islamarkaana ay joojiyaan Xiisada dagaal ee ka taagan Tukaraq.

Boqor Iimaan ayaa sheegay in dagaal uusan Wiil ku dhashan balse uu ku dhintay loona baahan yahay in si nabad ah loogu wada noolaado goobaha dagaalada ay ka jiraa,

Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa isku heysta deegaano ka tirsan Gobolka Sool oo lagu murasan yahay halka ay sida rasmiga ah kaga tirsan yihiin.