DAAWO;- Madaxweyne Farmaajo oo faah faahin ka baxshay derbiga Balad Xaawo.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isagoo Waraysi Toos ah siinayay Warbaahinta Dowladda ,gaar ahaan TVga Qaranka SNTV, waxa uu faah faahiyay derbiga laga dhisayo xuduuda Soomaaliya iyo Kenya.

 

 

HOOS KA DAAWO