DHAGEYSO:- Beeralayda Puntland oo ka hadlay qorshaha Wax soo saar

0

Guddoomiyaha Beeralayda Puntland Cabdi Casiis ismaacil Garaad ayaa sheegay in sanadkan Beeralyda Puntland ay sameyeen dadaalo baddan oo lagu hormarinayo Beeraha Puntland,isago sheegay in ay waddan qorshe ay kaga shaqaynayaan abuurida dalagyo kala duwan oo dhinaca raashinka ah.