TOP NEWS: Laascanood oo lagu daadiyaay Warqado lagu digayo Somaliland

0

Magaaladda Laascanood ee Xarunta Gobalka Sool ayaa maanta lagu arkay Gudaheeda Warqado farabaddan oo lagu cadayanayaay dhibaatada lagu hayo shacabka Reer sool ,gaar ahaan Lascanood.

Warqadahan lagu daadiyaay magaaladda laascanood waxaa ku Qornaa Erayo ay kamid ahayeen ‘Darwiish Lama Dulaysan karro Dagaalna Loogama Lib-Helo’

Warqadahan ayaa waxaa ku qornaa Sido kale Erayo kala duwan oo ku aadan dhibaatada shacabka lagu hayo waxaadna Mooda in shacabku ay yihiin Kuwa an Xor ahayn anan Cabiri karrin Fikirkooda Saliimka ah.