DHAGEYSO:-Madaxweynaha Somaliland oo laga codsadey in uu xabsiga ka sii daayo Boqor Buurmadaw

0

Xildhibaan cali sheekh ibraahim aareeye oo ka mid ah golaha wakiilada maamulka soomaaliland ayaa madaxweyne muuse biixi ka codasaday in uu xabsiga ka sii daayo boqor buurmadaw oo mudo u xidhan xukuumada muuse biixi.

Dhanka kale xildhibaanka ayaa maamulka uu hogaamiyo muuse biixi ku dhaliilay colaada deegaanka ceel afweyne ee gobolka sanaag xiligan ka jirta wuxuuna ugu baaqay in arintaas maamulka hada jira soo afjaro