DAAWO:- Xildhibaan Abshir Sadeq Garaad” Shacabka lagu Xasuuqayo Lascanood jeeganta way ka shalayn donaan”

0

Xildhibaan Abshir Saadeq Garaad oo kamid ah Guddiga difaaca Dowladda Puntland oo Warbaahinta Dowladda Puntland la hadlayaay ayaa ka hadlay Xusuuqa ay Ciidamadda Somaliland kawaddan magaaladda Laascanood,isagoo sheegay in Talaabo addag laga qaadi doono.

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad ayaa canbaareeyey Fal Fulaynimo ah ee Maamulka Hargaysa ku dhibaateeyeen Rayid Haween u badan ee Magaalada Laascaanood

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad ayaa canbaareeyey Fal Fulaynimo ah ee Maamulka Hargaysa ku dhibaateeyeen Rayid Haween u badan ee Magaalada Laascaanood.Xildhibaanka ayaa dhanka kale eedeeyn u jeediyey Mulkiilaha shirkadda Dahabshiil.

Slået op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i 14. juni 2018