DHAGEYSO:- Dagaal dhexmaray Shacabka Laascanood iyo Booliska Somaliland

0

Gacan ka hadal dhexmaray ciidamo Somaliland iyo dad shacab oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sababay dhaawaca laba ruux oo dumar ah.

Rabshadahan waxaa uu ka dhashay sida wararka aan ku helayno kadib gacan qaad dhexmaray askari iyo qof shacab ah, waxaana ay horseeday dibadbaxyo ka dhacay magaalada Laascaanood oo taagayro lagu gubay waddooyinka.

Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland Dr Faarax Maxamed Warsame ayaa Warbaahinta uga waramay rabshadahaas.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO