DHAGEYSO:- Nabadoonada Gobalka Sanaag oo u digay Somaliland

0

Afhayeenka nabadoonad gobolka Sanaag Cabdiqani Maxamuud Faarax ayaa waraysi uu siiyay Warbaahinta waxaa uu ku sheegay Puntland inay diyaar u tahay nabad in lagu wada noolaado haddii Somaliland ay ka baxdo dhulka Sool iyo Sanaag, waxaana uu ugu baaqay inay ciidamadooda kala baxaan gobolka Sool.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO