DHAGEYSO:- Jamacada Camuud oo shaqada ka cayrisay Masuuliyiin

0

Cabdinaasir Maxamed Xasan ( Buuni ) Oo kamid ahaa Xisbiga UCID oo dhowaan ka difaacay eedaymo kala duwan oo loo jeediyey Faysal Cali Waraabe, oo Xisbigiisa uu ka tirsan yahay ayaa laga Cayriyey Jaamacadda Camuud ee Boorame.

Go’aan kasoo baxay jaamacadda ayaa Cabdinaasir looga eryay jaamacad, kadib markii uu aflagaadeeyey maamulka jaamacadda, uuna difaacay Faysal Cali Waraabe oo soo jeediyay in ardayda Puntland kasoo jeedda in shaqo laga qabto.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO