DHAGEYSO:- Caabudwaaq oo Caruur Agoon ah dhar Ciid loo qaybiyay.

0

Ardeyda Agoonta ah ee wax kabarta Iskuulka Agoonta ee Maamo Orphan ee degmada Caabudwaaq ayaa loo qaybiyay Deeq dhar ah oo ay ku ciidaan.