DHAGEYSO:-Xildhibaano ka digay dhibaato ka dhalan karta dagaal ka dhacay degmada Matabaan

0

Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa xiisado dagaal oo u dahxeeyey laba maleeshiyo beeleed ay ka tag naayeen deegaano hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan,waxaan jira dadaalo lagu doonayo in xal looga gaaro xiisadaas.

Waxgarad iyo xildhibaanada Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa dhankooda waxa ay ku baaqayeen in xal laga gaaro xiisadaas,iyada oo horay labadaasi maleeshiyo beeleed uu dhex maray dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah geystay.