DHAGEYSO:-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saaray Maalinta Ciida

0

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu ka Hadley maalinta la filaayo in la ciido .

Wasiirka ayaa sheegay in ay suurto gal tahay in maalint bari ah la ciido sidoo kale ay suurto gal tahay in maalinta bari ah ay noqoto maalin ramadaan , balse caawa si fiican loo kala ogaan doono