DHAGEYSO:- Puntland oo si kulul uga hadashay Shacab lagu dhawacay Laascanood

0

Guddiga difaaca Puntland ayaa ku dhawaaqay in Somaliland xabad looga saari doono gobolka ,kaddib markii Ciidamada Maamulkaasi ay dad rayid ah ku dhaawaceen Laascaanood .

Ciidamadda Maamulka Somaliland ayaa maanta Magaaladda Laascanood ku layaay dad shacab ah kuwaas oo qaar la xir xiray qaar kalena la dhawaacay ,iyado dowladda Puntland ay ka carootay falkaas Foosha xun.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here