Akhriso:-Maamulka Degmada Qardho oo Digniin u Diray Fanaaniinta.

0

Qoraal ka soo baxay maamulka degmada qardho ee gobolka karkaar ayaa lagu amaray fanaaninta ku sugan gobolkaas in ayna samayn karin wax ku saabsan bandhig faneed maalmaha ciida