DHAGEYSO:- Wasiir Qarjab “Dowladda Federaalka halkan kama dagaalamayso ee Reer Puntland ayaa ka dagaalamaya”.

0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Cabdi Xersi Cali (Qarjab) oo shir Jaraa’id Warbaahinta u qabtay ayaa ka hadlay xiisada dagaal ee kala dhaxeysa Soomaaliland iyo wadahadalo la sheegayey in uu labada dhinac u socdo

Wasiirka Qarjab ayaa waxa uu sheegay in maalmahaan ay jirtay warar soo baxayay oo sheegayay in Puntland iyo Soomaaliland uu jiro wahadalo u socdo si xiisada loo qaboojiyo,waxa uuna sheegay in warkaas uusan waxba ka jirin,isla markaana Puntland wax wadahadal ay ka galeen dhulka laga heesto sida uu hadalka u dhigay.

 

HOOS KA DHAGEYSO