DHAGEYSO:-Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka hiiraan oo ka hadlay Lacago la musuq maasuqay

0

Guddoomiyaha Madaxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la lunsaday deeq Lacageed oo loogu talagalay dadka reer hiiraan ee ay saameysay Fatahaada uu sameeyay wabiga shabelle.

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Sh. Ibraahim Xasan Cabdulle ayaa sidoo kale tilmaamay in Baaritaano ay in muddo ah wadeen ku soo ogaadeen in la Musuq Maasuqay Lacagtii iyo deeqihii Loogu talagalay dadka ay Saameynta Xoogan ku yeelatay Fatahaada uu sameeyay wabiga Shabelle.