DHAGEYSO:-Ciidamada puntland ee ku sugan tukaraq oo helay gurmad xoogan

0

Ciidanka difaaca Puntland ayaa maalinba maalinta ka dambaysa waxa ay ku sii siqayaan furimaha dagaalka waxaana ay diyaar garaw xoogan ugu jiraan sidii ay Soomaaliland uga saari lahaayeen guud ahaan gobolka Sool.

Ciidanka Puntland ayaa waxaa gaarey deeq iyo gurmad xoogan oo ka yimid  deegaama xeebeedyada Eyl ee Nugaal.