DAAWO:- Wasiir Sacad Cali Shire “Dagaalka Tukaraq Qorshaha laga leeyahay waa ka weyn yahay Puntland”.

0

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa kahadlay xiisada dagaal ee kataagan degaanka Tukaraq oo udhaxeyso maamulada Somaliland iyo Puntland.

Wasiir Sacad ayaa sheegay in xiisadaas marnaba u rooneyn gobolka waxaana ugu baaqay dhinacyada in dagaalka lagu badalo wadahadal si xal loogu gaaro arintaas.

Dhinaca kale Wasiir Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Puntland ka weyntahay abaabulka halkaas kasocda horeyna weeraro ugu soo qaadi jireen balse mida haatan taagan ay tahay mid gadaal laga soo riixaayo oo Puntland ka weyn.

HOOS KA DAAWO