WAR DEG DEG AH:- Xabad ka bilaabatay Madaxtooyada Cadaado

0

Wararka ka imaanaya magaaladda Cadaado ee Xarunta Galmudug ayaa sheegaya in ay ka bilaabatay madaxtooyadii Galmudug ee Cadaado ayna daba-socoto khilaafkii u dhaxeeyey Xaaf iyo kuxigeenkisa iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo isku dhinaca ah.

Wali lama garanayo sababta keentay Rasaasta balse Waxaan wadnaa Xirir an la samaynayo Madaxda iyo masuuliyiinta Galmudug oo khilaf xoogan xiligan kadhexeyo walina an xal Rasmi ah laga gaarin.

Gordhow lasoco Fah faahin